Saturday, April 27, 2013

Professor Samater oo SNM u biyo shubtay

Odaygoo Professor Samater ahaa ayaa waxaay cadaatay inuu SNM u sii xaglinayo. Waraysi uu siiyay qolyaha MN jooga ayuu sheegay inuu u socod SNM. Odaygii oo ku wardiyaya magacii SNM. Goblan talo aduunyoy maxay Golaba meel joogtay! Dhegayso oo ha yaabin! Nin baan beri ka maqlay "Professorku waa good professor laakiin good politician maaha" Waan la dagaalamay oo afkaan ku caayay. Ninkii garan maayo meeshuu dagaalku nagu dhex maray laakiin waxaan leeyahay "Sumad laawihiiyoow xaal baan ku siiyay.!

No comments:

Post a Comment