Monday, April 8, 2013

Calooshiisa u shaqayste qiimo ma leh. Xanjo la soo tufay dheh!

Ma dhegaysto anigu dadka Alle ifka ku duleeyay matagooda. Laakiin sida aan ku arkayay ciwaanada Webabka reer Khaatumo Qaatilu Ehel Dabadhilif Calooshiisa u shaqayste Hunguri wayne Kayse waxaa la sheegay inuu matag sii daayay. Xanjoda macaanka marka laga dhamaysto sidee la yeeelaa? Waa la tufaa. Xanjo ayuu ka sii liitaa saa xanjadu huurada ayay ilkaha ka suulisaa. Isagu huuradana kama reebi karo. Waxaa loo isticmaalay sida xanjada, Gaarigii tolkii lahaa intuu SNM ula tegay baa hadana sida dibjirka (Wuuba u eg yahay dibjir eeg sawirkan) ayaa dibadda loo soo laaday. Duf ku bax muxuu dulinimo is baday.
Maalintuu $$ diin iyo iimaan ka dhigtay ee wax kasta oo kale Mercenary idiot ka doortay baa tani sugaysay. Maanta Af qadhmuun iyo dulinimo ayaa Widh Widh kula soo noqday. Waa sidaas oo abada ah. Reer Khaatumo ha iska daayaan Eydan marna Balqoo SNM oranayso marna inagu soo dhex dhuumanaya. Ha laga kaaftoomo. UF halkaa ka calaacal Xanjo yahay.

No comments:

Post a Comment