Monday, December 3, 2012

Qaraarka iska daaya SNM. You can't be for and against Daraawiish at the same time!


Mid SNM ah oo la yiri wuxuu joogaa Sweden ayaa xanuun ka qaaday cidda loogu yeero "Daraawiish." Maqaal ayuu soo qaatay uu ku andacoonayo SNM inay Daraawiish ka mid ahayd. Wuxuu kaloo ku aflagaadeeyay rag sharf leh oo ay ka mid yihiniin Aw Jaamac Cumar Ciise iyo Axmed Faarax Cali Idaajaa. Ninkaa cuqdadda iyo xanuunka cunsuriyadaysan ee ka baxaya waad la yaabaysaa. Waa nin cuqdad qabaliyad ahi ay ka buuxdo. Laakiin waa mid lagu yaqaan dadka SNMta ah oo la yaabi maayo. SNM waxay u haystaan in qoraagoodu, gabayaagoodu, siyaasigoodu iyo aqoonyankooduba ka fiican yihiin kana badan yihiin Soomaalida inteeda kale oo dhan. Taas weeye ta xanuunka ku riday oo ay u aqbali laayihiin in wanaag loo nisbeeyo cid aan iyaga ahayn. Eed kale marka loo waayo shaqsi qabiilkiisa ayaa lagu maagaa. Taas weeye tuu Idaajaa ku maagaya maan gaabka Af badhayga ah ee qoraalka soo mal maluuqay.

Halkan ka akhri laba qoraal oo si macnaysan loogu jawaabay ninkaa cunsuriyadda qabiilku madax martay.

Khan hore HUBSIIMO HAL BAA LA SIISTAA

Kan labaad DARAAWIISHI YAY AHAYD


No comments:

Post a Comment