Friday, November 30, 2012

U adeegaha maamulka Doqon ma waaye oo yiri "Faroole Khaatumo waa ka xajiimoodaa!



Maamulka Doqon ma waaye oo ninka Faroole Faruur kabaha daba sida laga sheegay wax caqliga saliimka ah ka xishoodo. Ina Cali Shire (Sabab baa ragga SSC ugu liita loogu yeeraa 'Ina Hebel') ayaa rag reer SSC ah oo yiri war Iidoor iyo SNM baa reerka soo weerartay ee caawimo ayaan u baahanahay. Doqon jawaabtii laga sugayay ayuu bixiyay oo ah "HADEE MADAXWEYNUHU KHAATUMO MA ARKI KARO"

Duf ku bax. Maanta ayaa SNM meeshuu ku dhashay ku xasuuqaysaa dadkiisii markaas buu wax tar daaye Faroole weli soo daliishanayaa. War horta maxaa SNM iyo PL ka dhigay "Doqon ma waaye" Xaggay ka soo urursadsaan ragga SSC ugu liita?

Kii hore Dibi buu haaye adiga maxaan kuugu yeeraa, Awr? Mise Baqal? Adigu isu bixi berri marka dagaalka SNM dhulka lagaga xoraynayo uu dhulka wada gaadho. War caqliga saliid lagaga shub 70+ weeye ee ma hunguri iyo kursi dadkiisii ka maqan yahay buu wax moodayaa marka maatadiisii cadow ku soo duulay xasuuqaya? Intii Faroole caroon lahaa caruurta iyo maatada SSC SNM ha xasuuqdo weeye fahamkiisu. To hell with you ..you are just stupid little servant...You obviously can't help the one you serve either...just sit there and follow the one who leads you...as you are obviously can't lead.

No comments:

Post a Comment