Saturday, October 27, 2012

Oday Geelii ba'ay oo maanta runtii sheegay.

SNM "Qabyaalad & Jaad baa meesha yaala" Ninkan qabyaaladdu sixirtay isagu ma arko tiisa laakiin si wacan buu u soo arkay tan SNM dhex taala.

No comments:

Post a Comment