Thursday, October 18, 2012

Awr kiraale cusub oo ku soo biiray SNM stooges!




Waxaa ku soo biiray Awr kiraalayaasha Khaatumo u dhashay ee SNM u adeega nin Cadow Toosiye lagu naanayso. Ninkan waxay u muuqataa inuu u dudo una xafiiltamo sida kindergarten kids. Wixii tolkii ku maamusay markii hore waxay u eg tahay dameer dheeman lagu raray. Maanta SNM ayuu isagoo dudaya hoos joogaa. Alow gafuur xume ma la tegay.  Qoys ma hayo, Caruur ma hayo, raas ma hayo, tol ma hayo. SNM ayuu u qaadiro iyo naf la caari u tegay. Qurbaha kuma noqon karo sababtoo ah waa dambiile (Criminal) caruurtiisii xitaa ma soo booqan karo. Allow ha na tacab qasaarin!

No comments:

Post a Comment