Thursday, January 2, 2014

Hargaysa Xirsaa ku kaajay!


Mar haddii Hargaysa & SNM ay  sandareero ku filaysiin waayeen Uurbayte iyo dadkaa lowly mercenaries ka ah waxay u muuqataa in Xirsi Toorile meesha ku kaajay oo busaarad meeshu hoy u tahay. Kan aan xigmadda iyo caqliga toona lahayn ee $100 karaama kasta dhaafsada haday ceshan kari waayeen shalay markuu wiilasha lacagta kaga qaatay maxaa u haray? Wiilashiina maalintiiba waa ka soo noqdeen isagiina waa kaas Puntland sandareeradda u raadsaday.
Shalayna waa kan isagoo SNM u dance garaynaya!

No comments:

Post a Comment