Wednesday, December 25, 2013

Xitaa Sawirkii bay ku bahdileen!

Musharax Faroole 2014 Cabdullaahi Daahir Maxamuud
 Musharax Mohamed Abdinur Hersi f shire 2014

Bal is barbar dhiga ragan iyo sawiradda ay reer Puntland soo bandhigeen?  Xitaa sawirka ayay ku bah dileen kan Cali Shire dhalay. Bal qoodh & xero sawirka lagu xayaysiinayo foolxumadiisa daya? Slogan muxuu ka dhigtay? "Midnimadda Puntland waa muqadas" Midnimadda uu ka hadlayaa ma Taleexdii uu reerka ku xasuuqay baa? Ileem meel kale oo reer SSC ah isaga iyo PL midna kama taliyaane? Ag fadhi weeye Faroole-Af Qashuush kursi ku doonanayo. Sheekh Yaasiin baa runta u sheegay. Laakiin nin fikirkiisa u xor ah baa hadal wax taraaye nin calooshu hogaamiso hadal wax ma taro.


No comments:

Post a Comment