Tuesday, March 25, 2014

Nac-Nacle la bahdilay oo aan aqoon meel uu galo "Indho Indho" iyo nac nacdiisii

Duf ku bax wixii aragiisu ku deeqo......
Mid doqonimaddu afaafka jebisay oo intii uu dabka ka baydhay lagu bahdilay cariga SNM oo baadii in laga qaado lagu bilaabay xiligii dugsi quraanka weli bixiya ayaa markuu quraaradii is bar bardhigay microphone la hor dhigay. Dee nac nacle bahdilan oo maskaxyaridii sarqaanimo ugu darsantay maxaad ka fili? Bal adba

No comments:

Post a Comment