Waxaa shirarka SNMta u gaar ah lagu muujiyaa waxay xaqiiqda ah ee SNM u taagantahay kaas oo ah beelaha ay SNM metesho. Sida ka muuqata sawirkan hoose SNM waxay u taagan tahay Habraha. Intii kale ee SNM ka mid ahayd xagee lagaga tegay? Beeshii Gudabiirsi maxaa ku dhacay? Afarta Is-xambaar ee Khaatumo & Maakhir ka tegay waa tuug calooshoodu xukunto oo reero kale dabkooda kulaala.
SNM=somaliland=HABROX, X=Jeclo, Yooni, Awal.
No comments:
Post a Comment