Sunday, May 12, 2013

Oday Geelii Ba'ay oo marba gidaar isku qaadaya!




SSC: War horta qolyahiina SNM ma idinka dhab baa?
SNM: Maxaad ka wadaa ma idinka dhabaa?
SSC: Ina Cigaal siduu idiinka tegayba waxaad noqoteen quraanjo madaxii laga gooyay?
SNM: Arintaas armaad adigu isku wadaa. Anagu xurgufi waa jirtaa laakiin nama soo dhaafto.
SSC: Taas kama wadin ee waxoogaa waxaan saluugay sidaad ragga u doorantaan.
SNM: Oo maxaad qoonsatay?
SSC: Dee odaygan Siilaanyo ee hurdada ku jira meel kasta oo uu joogo iyo..
SNM: Odaygu Faqashtii uu budhka la dhacay baan ugu abaal gudaynaaa
SSC: Faqashtu ma maatadii SNM guryaha ka gubtay baad ka wadaa
SNM: Faqash idinkaa noogu dhow markaa in idinla la idinka bilaabo weeye
SSC: Dee dagaalkii 80aadkii uu Faqashta ku bilaabay buu halkii ka sii waday
SNM: Haa balantaa sidaa ahayd ileen sasabo nagu soo raaci waydo'en
SSC; War odagyan waanu naqaanaa oo colaadiisu waa soo jireen laakiin waxaan idinkula yaabnaa kan waalan ee Oday Geelii ba'ay ma cid kale oo meesh aad soo fariisisaan baad waydeen?
SNM: War horta qolyihiina reer SSC ileen isma dhegaysataan. OO markaad Oday Geeli ba'ay la yaaban tihiin anaguna waxaanu la yaabanahay mid idin hor boodi jiray oo imika noo yimid. Nin belo ka dhacday baan u haysanay. Markuu noo yimid ee aanu aragnayna waxaanu la yaabnay sida reerku ninkan u daba galay. Markaa idinkuba nin madhan waad dhoodhoobi taqaaniine kaayga waalan maxaa idin tusay.
SSC: Anagu waxaanu idinkaga duwanayn  waanu naqaanay wuxuu galo & wuxuu gudo oo inuu hadlo waan ka ilaalin jiray. Ee fadlan ninkan oday geeli ba'ay nac nacdiisa naga aamusiiya. Ninkaa Ceeb Hagoogte ee idiin yimidna naga aamusiya ileen xigmad kuma hadlayo markuu hadlo'e.
SNM; Talo isa siin iskuma lihin ee xabad baa inaga dhexaysa. Xabad waxaad ku heshaan ha inoo ahaato labadan dowdarna anagaa kaga hadalsiinayna.
SSC: Taasi sheegis uma baahna. Laakiin labadan dowdar hadaladoodu ceeb ugu filan SSC & SNM. Idinku laakiin waxaad nagaga fiican tihiin talada doqonkiina iyo deelqaafkiisaba waad u riyaaqdaan anagu laakiin doqonadayada Hargeisa baan u soo dirnaa.

SNM daily assasination of SSC people by SNM rats and cockroaches!


The SNM militia in Las Anod with the help of their boy who is the leader of Shebab are killing the people of Las Anod. These almost daily assassination of reporters, business people, elders and intellectuals of Las Anod is well organized crime against people of Las Anod.

These assassinations occur only in Las Anod which is the only major town of Khaatumo where SNM is occupied. These assassinations does not occur in other Khatumo land.  It is important to note, it does not happen in SNM land either. This is well organized crime perpetrated in uni-some by SNM and Shebab militia.  This must be stopped ASAP and people of Khatumo state should clear their land from SNM rats and cockroaches. Here is the last victim,

This message is for Somali speaking Khaatumo people.

Reer Khaatumo waxaan u sheegayaa dilka iyo dhaca lagu hayo wax garadka reer Khaatumo waa arin qorshaysan oo ka dhaxeeya SNM iyo nimankan madaxa soo duubta. Waxaad ogaataan dilku kama dhaco magaalooyinka kale ee Khaatumo gacanteeda ku jira. Kamana dhaco magaalooyinka kale ee SNM. Meesha kaliye ee lagu laayo wax garadka Khaatumo waa Las Anod. Waa arin ka dhaxaysa SNM iyo Wejiga kuwa soo hagoogta ee uu utaliyo wiilka Hargeisa ka yimid ee sanad walba labada xaas ugu umulaan Hargeisa. Tuugta in la iska qabto weeye oo laga sifeeyo degaanka Khaatumo. Arintaa waa in loo guntadaa. It is about time we cleanse the Rats and cockroaches from our land.

Friday, May 10, 2013

Ceeb Hagoogte oo weli SNM moqorofadii hoos wata.

Aqoonyare ciil kama kore Ceeb Hagoogte oo weli SNM hoos fadhiya ayaa maanta nac nac ka shubay meelaha SNMtu beenta isugu sheegto. Ceeb Hagoogte ayaa waxaa Hargeisa ku soo dhaweeyay Odaygii wax u yara dhinaayeen ee googaradda Hargeisa u daba galay iyo ninkii ku daba fayalay qoladdii SNMta kalaba dayrisay ee Sandulle. Nimankaa oo dulinimo iyo hanjabaad joogta ah lagu hayo inta ay ku hoos nool yihiin House of Cards SNM Hargiesa ka samaysatay ayaad waxaad ka fahmaysaa hadalkooda inay yihiin rag bah dil ku jira. Waxay kuligood hadal u dirayaan SNM oo ay is leeyihiin sii joogistooda ayaa SNM macna u yeelayasa. Ceebta iyo calool xumadda ay SNM la hoos joogaan waxaa ka daran dulinimadda ay dugsanayaan. Nimankaa hadalkooda markaad dhegaysato waxaa kuu cadaanaysa inay yihiin rag dulinimo iyo bah dil u gogol dhigtay. Waxani wax ka badane Hargiesa ba hilib Doofaar baa lagu iibiyaa xagay waxan ka yimaadeen?



Odayga Googoradda daba galay wuxuu kaga duwan yahay qaar kale oo badan, ugu yaraan isagu afkiisa ayuu hadlaa oo maaha nin la gabada hadalka. Malaha googarada uu daba socdo ayaa Hargeisa xiniinyo ku leh LOL. Waan fahmi waayay. Waxaanse maqlay walaalkii iyo wiil uu adeer u yahay baa SNM dishay iyagoo salaad tukanaya. Kuwii dilay ayuu maanta makhaayad la fadhiyaa isagoo aan eegi karin. Belo googarad kuugu daba fayshay!

Duf ku baxa...walee dulinimadaas baad ku dhimanaysaan bakhtigiina Hargeisa in lagu aaso weeye oo aan lagu soo celin SSC land.

Thursday, May 9, 2013

Samatar 30 years and counting!

Odaygii Axmed Samatar 30 years bay ku qaadatay inuu fahmo in Soomaaliya qabyaalada ku dhisan tahay. Wuxuu moodayay Xamar markuu tegay in inta kursiga looga kaco la oranayo waad u soo halgantay Soomaaliya ee na hoggaami!

Hadana inta cimrigiisa ka hadhay wuxuu ku qaadanayaa inuu fahmo Hargeisa is no different from Mogadishu! Wuxuu fahmayaa muddo intaa lee'eg haduu sii noolaado in beenta laga dhaadhiciyay ee ah waxaa jira qabiil Dir la yiraahdo ay tahay been. Reerkiisana aan waxba looga ogolayn Hargeisa. Waa inay aaminaan inay weligood ku daba faylaan SNM oo ay noqdaan "Alle Suge"

Sidaan horay u sheegay Odaygii Riyaale waxaa Hargeisa looga yaqaanay "Wed & Calaf."

Waxaa laga wadaa wed baa u yimid Ina Cigaal odayguna meesha calaf buu ku lahaa.  Markii labaadna nimankii gar xejis ee uu isku wareejiyay baa u xaday doorashadii ee habeen muu sii joogeen.

Doodan wuxuu ku doodayaa wax la yiraahdo "Federalism of North & South"

Xagge laga ciyaaraa? North wax la yiraahdo ma jirto sheekh. Soomaali Geography iskuma layn qabyaalad bay isku laysay. Qabyaalad baa wax lagu qaybsanayaa la iskuna raacayaa. Haddii aan Soomaali weyn la  hoos joogayn.

Arintan uu hadda u biyo shubtay Hargeisa horta ha tago. Bashiir Goth baa xitaa maanta dhaama saa bashiir wuu la socdaa in SNM waxoodi yihiin "Jilbis qol ugu xarood"

Odaygan wuxuu ku faanaa inuu wax akhrin iyo baaraan deg uu go'aankiisa ku saleeyo. Waxaa xaqiiq ah in "Emotion" uu ku duulo ee uusan Baraan-deg ku caano maalin. Good luck with your trip to SNM territory. And please don't let the door hit you on your way to SNM land. Adios.

Sunday, April 28, 2013

Ninkii muxuu yiri war maana waalan mise Cadan baa laga heesayaa!

Shalay ayaan waxaan dhegaystay waraysi uu siiyay Prof. Axmed Samater warbaahinta SNM. Professorku wuxuu kuu hadlayay waxay ila noqdeen amakaag iyo fajac! Waxayba iila ekayd inaan dhegaysanayay af-hayeen SNM leedahay.

Professarku isbedelkiisa 360 degree ah wuxuu u sababay wuxuu ku soo arkay Muqdisho. Wuxuu aad ugu cel celiyaa in Qabyaalad loogu awood sheegtay. Professorka waxaan waydiin lahaa, siyaasadda Soomaaliya wuu la socday 20kii sanno ee ina soo dhaafay ee xaggee bay ka martay inuu fahmo sida Soomaaliya looga dhaqmo? Ma wuxuu moodayay in arday lecture loo jeediyay, term papers, iyo patriotic messages inay wadada u xaadhayaan? Ma is waydiiyay sababta Afartii nin ee madaxweynenimada ugu horeeyey saddex ka mid ahi aya hal raas (not even Qabiil) ay ahaayeen? Haddii wejiga Soomaaliya yaala ay ku qaadatay inuu Muqdisho ku fahmo, malaha Professorku -Ma oran karo aqoon daro ayay ka ahayd, laakiin waxbuu is tusay!

Hadduuse is leeyahay, Muqdisho wax ka duwan baa Hargiesa kaga dhacaya, he is in for a RUDE awakening! Hadduu aaminsanyahay SNM Muqdisho waa ka duwantahay ma arkay Xisbiydda SNM samaysatay? Imisee raaskiisu madax ka yahay? Maxaa u diiday in raaskiisu xisbi madax ka noqdo?
Reer aan SNM ahayn xisibiyadda kale madax ma ka yihiin?

Xitaa ninkan hadda dhiigyocab Siilaanyo ku xigga, xisbigiisa yaa imika isku haysta? Rag SNM ah ayaa ku dagaalamaya isaga hungurina kagama jiro cid u han qabtaana ma jirto. Maalinta doorashadu timaado nin SNM ah ayaa ku boodaya oo u ordaya if your family is lucky (because it's some of your family only that are part of this sham project) mid kale oo Gudabiirsi ah yaa meesha affirmative action ahaan loo keenayaa. Mar haddaadan geyin jagadda ugu saraysa adigoo sidii Riyaale ay noqoto mooyee waxaad magaalana ku caaydaa (Muqdisho) midna ugu durbaan garaacdaa (Hargaisa) waxay ila tahay waa arin emotion sabab u yahay ee mid xaqqiiq ku fadhida maaha!

Riyaale wixii looga yaqaanay degaanadda SNM ma taqaanaa? Calaf iyo Wad! Oo macnaheedu tahay calafna wuu ku lahaa, wedna wuxuu u yimid Ina Cigaal AHUN. Doorashadii uu ku guulaystay isaga maahayn guushu ee waxay ahayd raggii la noolaa ee SNM oo ilaashanayay dantooda oo isagoo meesha sii jooga ay ku xidhnayd nolol maalmeedkoodu. Qolyihii qurbaha nala joogay ee ay madaxweyne ku xigeenkiisa isku raaska ahaayeen markuu Riyaale soo noqday cadhadii ka dhacday waan xusuustaa! Xitaa madaxweyne ku xigeenka ay isku raaska hoose ahaayeen inuu sii joogo waxay ka door bidayeen in nin kale oo SNM ahi uu madaxweyne ahaado. Si cad ayayna taa iigu sheegeen.
Professor haddii aad is leedahay Hargeisa weji ka duwan kii Xamar baad ugu tegi marka sacabka hore iyo marxabayntu dhamaato malaha waxaanan ogayn baad og tahay!

Remember as they say; "Experience is not what happens to you; it is what you do with what happens to you." I am afraid your actions shows lack of experience in Somali politics!

Su'aasha aan is waydiinayaa waxaa weeye, dhalintii ku jamatay ee Soomaaliyeed sidee hadda wax ugu sheegi? Adigaa teendhadii Soomaaliyeed soo yareeyay ogow dadka ku dhegaysanayaana sidaad teendhada u yaraysay bay u yaraanayaan.

Wadhidii ka raacday SNM criminals their well advertised very expensive failed mission!

maxaa ka qabsaday horjoogayaasha SNM shirkii ninka calooshiisa u shaqaystaha indhoyare soo abaabulay (literally he is mercenary and from his body mass, it seems everything he receives from SNM goes directly to his belly!) Read it here

Saturday, April 27, 2013

US reiterates support for peaceful, united Somalia! War Siilaanyo ma is tiraahdeen inuu London ka noqdo ayaa loo qaatay!

Under Secretary of State Wendy Sherman's met with President of Somaliland Ahmed Silanyo and reiterated US support for continued dialogue between Somalia and Somaliland authorities.

"Yesterday, Under Secretary for Political Affairs Wendy Sherman met with Somaliland administration President Ahmed Silanyo. Under Secretary Sherman and President Silanyo discussed issues of mutual concern, including stability, democracy and governance, and the need to combat Al-Shabaab", said the State Department in a statement Friday.

"The United States expressed support for continued dialogue between the Government of Somalia and Somaliland authorities, as took place in Turkey on April 13. The United States reiterated its strong support for a peaceful and united Somalia", added the statement.

Somaliland is a non-recognized self declared state that is internationally classified as an autonomous region of Somalia


Wixii kaga dhacay Washington waad maqasheen ee su'aalo ahayd. Tii ka raacday State Department iyana waa taas. War odayga wadhi baa ka raacday. 

Professor Samater oo SNM u biyo shubtay

Odaygoo Professor Samater ahaa ayaa waxaay cadaatay inuu SNM u sii xaglinayo. Waraysi uu siiyay qolyaha MN jooga ayuu sheegay inuu u socod SNM. Odaygii oo ku wardiyaya magacii SNM. Goblan talo aduunyoy maxay Golaba meel joogtay! Dhegayso oo ha yaabin! Nin baan beri ka maqlay "Professorku waa good professor laakiin good politician maaha" Waan la dagaalamay oo afkaan ku caayay. Ninkii garan maayo meeshuu dagaalku nagu dhex maray laakiin waxaan leeyahay "Sumad laawihiiyoow xaal baan ku siiyay.!

Friday, April 26, 2013

"Indha shimiqdu way nagu qoslaan Eyda qalataaye" Abshir Bacadle

Ale ha u naxariistee Abshir Bacadle ayaa eraygaa yiri markuu ka hadlayay dhibkii Sacuudiga ka haystay. Hadaba ninka indhaha shimiqda ah leh ayaa wuxuu $$ kaga gurtaa qolada SNM waxaan idiin soo sahlayaa AQOONSI ee doolarka soo shuba. Ninkan oo ah Baaderi Catholic ah ayaa markuu howshii Kaniisada ka bixi kari wayay u biyo shubtay Lobbyist uu  lacagta ka gurto dadka war ma ogta ah.

"Riyo hadday dib leeyihiin dabadooda ayay ku qarsan lahaayeen" Ninkan haddii xigmad iyo cilmi ku haray wuxuu wax ka qaban lahaa jirkiisa jeerta la moodo ee faafay. Laakiin haddii war ma ogto shilimaad dadkoodii u baahan yihiin ku shubaan dhib ma leh.

Odaygii SNM dhalay ee War Criminalka ahaa intuu golo soo fariistay oo Been Bidaar is dhinac fariisiyay buu iska dal dalmay. Inuu Hurdo ayaad moodaysaa mar marka qaarkood.

Laba qof oo SSC ka soo jeeda ayaa laba su'aalood waydiiyay ka dibna odaygii waa la walaaqay.

Keep quit...iyo hadalo gidaarada laga yiraa baa laga maqlay. Kii Been Bidaarna xuxuuudiisii buu shubay oo dadkii inay fahmaan baaba ku adkaatay.

SNM riyo aan dhamaan bay ku jiraan. Culusowna hada waa shaqo geliyeen laakiin "Caamiltun Naasiba" ayaa Alle ka yeelay! What a delusional crowd.