Sidaan horay u sheegay Odaygii Riyaale waxaa Hargeisa looga yaqaanay "Wed & Calaf."
Waxaa laga wadaa wed baa u yimid Ina Cigaal odayguna meesha calaf buu ku lahaa. Markii labaadna nimankii gar xejis ee uu isku wareejiyay baa u xaday doorashadii ee habeen muu sii joogeen.
Doodan wuxuu ku doodayaa wax la yiraahdo "Federalism of North & South"
Xagge laga ciyaaraa? North wax la yiraahdo ma jirto sheekh. Soomaali Geography iskuma layn qabyaalad bay isku laysay. Qabyaalad baa wax lagu qaybsanayaa la iskuna raacayaa. Haddii aan Soomaali weyn la hoos joogayn.
Arintan uu hadda u biyo shubtay Hargeisa horta ha tago. Bashiir Goth baa xitaa maanta dhaama saa bashiir wuu la socdaa in SNM waxoodi yihiin "Jilbis qol ugu xarood"
Odaygan wuxuu ku faanaa inuu wax akhrin iyo baaraan deg uu go'aankiisa ku saleeyo. Waxaa xaqiiq ah in "Emotion" uu ku duulo ee uusan Baraan-deg ku caano maalin. Good luck with your trip to SNM territory. And please don't let the door hit you on your way to SNM land. Adios.
No comments:
Post a Comment