Odhaahda tifaftirka: Bahda
WardheerNews waxa ay la wadaagaysaa akhristayaasheeda sharafta
leh
qoraalo, iyo suugaan taxane ah oo isugu jira Af Soomaali iyo Af
Ingiriisi oo ay waxgaradka Soomaaliyeed ku xasuusanayaan Alle ha u
naxariistee fanaanadii caanka ahayd ee Xildhibaan Saado Cali Warame oo
dhawaan koox wax magarato ahi ku dileen magaalada Muqdisho. Tixdan gabay ayuu Cali Baxar kula wadaagayaa Abwaan Shiine oo horey gabay uga tiriyay dilka Saado.
______________
Sax baad tahay Abwaankow, Saada iyo sifeynteed,
Summad sudhan Albaabada, Sahal lagu Ilaaweyn,
Sidaad adigu sheegtaan, Saakaan Saada tebayaa,
Soomaali badankuna, Sid maanta lagu Jiro,
Siliciyo sadkani lumay, Saada ay ka dhiidhiday,
Si cad uma dhawaaqaan, Sirbay hadal ku tabiyaan,
Sanqadh dhagaha taagaan, Sida Adhiga didayaan,
Seylad lagu xereeyaa, Sumal iyo Sabeenaha,
Ogaan loo sadqeeyaa, Suuqa meydku wadhanyahay
Saakaan Saada Tebayaa Seefteedi maqantahay
Sidan daaya cidi odhan, Soomali ba’naa?
Sina umma gadoodaan, Sankaa xadhiga loo sudhay,
Sida Awrka loo raray, Su’aal kama hor keenaan,
Sunbaa Lagu Afuufaa, Qabiill lagu sasabayaa,
Siduu Gaariye u digay, Maxaa Samihii laga tegay,
Summad iyo Dir-sooc iyo, Muxuu Sabi Qabiil dilay,
Sabab La’aan a gowracay, Dhiigiisu Subag yahay,
Soortii ubadka loo siday, Ragbaa Sacabka buuxsaday,
Soomaali kala guur, Xumaan lagu sifoobiyo,
Saadaan dilay Amaan tahay, Sir u dooxu sharaf yahay,
Saakaan Saada Tebayaa Seefteedi maqantahay
Sasabuhu colaad dhalay, Seefo la Isla dhacayaa,
Sawirkani kharibanaa, Soomaali Ba’naa?
Samir iyo Islaamnimo, Sina loogu kari waa,
Same kii ka taliyana, Sankaa laga qabsanayaa,
Suuqaa lagu deldelaya, Sina uma Ammaan helo,
Maantaan Saada Tabayaa, Sidan dhaama maqantahay,
Sidii lagu aqoon Jiray, Soodkii macaana,
Soomalinimadii, Soo Jeedkii Qarannimo,
Suugaantan dhaawacan, Saakaba ayaa u kici?
Siinlayda yaa Tirin, Soo xidhan Cunaabida,
Halkii Saada noo gali? Allow Samaha Aakhiro,
Sariirtii Janada Gee, Soomaali Idilkeed,
Samir Ka Sii Intii Jecel.
Aamiin.
Cali Baxar
Email:alibahar731@gmail.com
Tuesday, July 29, 2014
Monday, July 28, 2014
Hopes for stability dashed by the murder of Sado Ali in Mogadishu
This
week is shaping up to be one of the darkest weeks of my life. On the
morning of July 23rd, at around seven o’clock in the morning , I learned
that the artist and member of parliament, Sado Ali Warsame, was
assassinated.
Sado was my good friend, cousin and soul sister. But this tragedy touches me so deeply, not because of what she meant to me, but because of what she meant for Somalia. For Somalia, Sado was a symbol of hope and empowerment. Her untimely demise serves as a tragic reminder that Somalia has a long way to go.
Somalis were optimistic about our nation’s future, about our progress, but now a shadow of doubt and hopelessness has been cast. Sado’s assassination means slower progress on the issue of women in politics. For a long time, even before the failure of Mohammed Siad Barre’s dictatorship, Sado was advocating for justice and equality. She was demonstrating. She was singing forbidden love ballads. She was leading a revolution. And as revolutionaries often do, she put herself in harm’s way.
Sado loved Somalia, even though Somalia at times seemed like a distant lover that did not love her quite as much. If her death was an overdose, the way many American pop stars die, religious extremism, sexism and clanism would be the lethal cause of death found in her cup. Somalia’s pop stars don’t die via overdose or crazed fans, though. They die of one of Somalia’s natural causes of death: war, famine, assassination and terrorism.
Sado Ali Warsame was fearless. When it came to preserving and protecting the rights of others, she never backed down. She was known to be the voice of the voiceless, and as long as I and many of her other supporters are alive, her voice will remain intact forever. Through embedded Youtube videos, through lyrics sites, through the voice messages in my iPhone Sado lives on.
Al-Shabaab killed Sado out of cowardice, not out of sheer boredom or radical politics. It wasn’t a random act of hatred and violence. This was a calculated attempt at killing women’s efforts to participate in the political process. They acted out of cowardice because they are afraid of a Somalia with women and other minorities leading the fight for change because the fight for change will put them out of business.
Sado left a legacy of love. She may be gone but her words are still with us. The tangible changes she made in the world are still felt. Sado gave so much love to Somalia and it is impossible to silence genuine love and passion. I may have lost a friend and a soul sister today but Somalia lost much more. Somalia lost its soul.
Shukri Hassan (Gamgam)
Email:gogolmadoon@gmail.com

Friday, July 25, 2014
Maanso “Waxa Saado loo diley”
Marka
hore waxaan dhamaan salaamayaa ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay
joogto. Bisha barakaysan ee Ramadaan ee gebegebageedii lagu jirona waan
ugu bishaaraynayaa. Marka xiga waxaan aad uga murugaysanahay dilka
bahalnimada ah ee loo geystey AHN Xildhibaan, fannaanad qaran Saado Cali
Warsame oo gacan ka xaqdarani Muqdisho ku dishey, maalin ay soomman
tahay. Saado waxay ahayd sumad qaran oo aan shaki ku jirin; waxay ahayd
halyay qaran oo ku caan baxday insaannimo, Soomaalinnimo iyo geesinnimo
ay ku mutaysatay ficilkeedii caddaa ee ay ku muujin jirtay
dhibaatooyinka shacabka soo gaadha meel kasta ha joogeene.
Saado Cali Warsame (AHN) waxaan ahayn walaalo, asxaab. Waxan u lahaa aqoon dheer, markii iigu dambeeyey ee aan wada hadalno waxay ii sheegtay, “Muqdisho ayaan ku laabanayaa, waxaanse u baahanahay inaan helo cid sugta nabadgelyadayda. Waxa jira dad aan dhul isku haysanno. Mar aan gurigaygii oo dad kale deggan yihiin tegey hadda ka hor, waxaan weydiiyey dadkii guriga degganaa, inay I garanayaan iyo inkale, waxayna iigu jawaabeen haa waa ku naqaan oo waxaa tahay Saado Cali. Meesha weji xun ayaa nala tusay, waana iskaga tegey. Bal maxkamadda ayaan rabaa inaa kala quusto si ay dadkaa iiga saaraan hantidayda,”
Maansadan waxa Saado loo diley waxay daarran tahay waxyaabaha cad ee keenay in Saado la dilo, ha noqoto hantida laga haystay, heesaha waddaniga ah ee ay sida isdaba joogga ah u qaadaysay sannadihii u dambeeyey nolosheeda. Waxa kale oo taa dhinac yaal siday uga go’nayd soo noqoshada dawlad Soomaaliyeed oo midnimo.
Akhris wanaagsan Maansaduna waa dareenka aan ka qabo cidda ka dambaysa dilka Saado Cali Warsame (Xiddigtii Qaran ee Soomaaliya, Hooyo Qaran Soomaaliyeed), ilaahay jannadii fardowsa ha ka waraabiyo. Akhris wanaagsan.
Waxa Saado loo diley
Soomaalinnimadiyo
Sumaddaada baabi’i
Calankaa sifada wacan
Suuraddiisa xidhan tahay
Sumcaddiisa liidoo
Kaan sidanno sara yeel
Waxa Saado loo diley
Sawd xaqa u baaqiyo
Suugaanta heesaha
Runta siisan maynee
Su’aalaadka naga daa
Soomaali dhimataye
Rajadeed ha soo celin
Waxa Saado loo diley
Islaam saxa ayaan ahay
Sinjigay Wahaabiya
Seed igama soo galo
Sahal laysu gawraco
Soomaaliyeed daa
Waxa Saado loo diley
Soo noqdaye dadweynoow
Saldhiggaygu waa Xamar
Hoygaygii saakaba
Iiga saara Mooryaan
Waxa Saado loo diley
Soomaali waa qaran
Dhulka yaan la soo gelin
Badda yaan la siin cadow
Cirka yaan sedkeennii
Simbiilaadka lagu guran
Waxa Saado loo diley
Dadka Sool Sanaag dega
Silic iyo dhib yay mudan
Gardarradu xaqsoor maleh
Soomaaliya nin diidoow
Soone kale u diga rogo
Waxa Saado loo diley
Soomaaliya midnimadeed
Sadho yaanay noqonoo
Sirta cadowgu meel marin
Soomaaliya nin diidoow
Soone kale u diga rogo
Abwaan Maxamuud Axmed Cabdalla
Email:mabdalle@gmail.com

Friday, July 4, 2014
Xasuuqii Buur Caano - Qoodhe Taag. Fu'aadow raggaad SNM dhiigoodii awlalka kaga cuntay -dhegayso Badh-jabyahow
Asalkaba Gud Gude iyo aduun galinba
waa cayne
Gado gado waa u caado iyo goorba
howl ugube
Gabayada badhkood maanan rabin gole
kabaankoode
Waxuun baa gadaal iigu celin kaan
guntoo xidhaye
Soow Guba in aan furo Fu’aad ima
gayaysiinin*******
Ha yeeshee gadaafa jirta iyo guul
daro iyo hooge
Waxa gobala qaarkood kadhacay gobi
mayeesheene
Nimankii Garaaddada ahaa gade
wanaagiiye
Gunimay ka doorteen magacii geed
sanka ahaayeee******
Geesigay ku dhaadani jireen gayiga
Daaroodka
Geeridii halyaygii intii guuuyo laga
qaatay
Markii uu tolkii gaabsaday ee u gil
gilan wayay
Idoorkan guuxada ku tuman golihii
Buu-hoodle
Markaasuu garwaaqsaday in ay gacanta
dhiibteenee*****
Gu’gii Ina Camay laga dilay
Caynabana guurtay
Gambo Dumar sidii loogu xidhay
guudkiibaa u dabane
Haday godobta jeerkaa gutaaan tani
ma gaadheene
Ragii Xaajigii gowracee galab ku
iidaystay
Maantana waxay gogal dhigteen gala
jab kii Soolee****
Taariikhda guunka ah markaan dib u
gadaal raacno
In kastoo godkii aakhiro iyo geeri
nagu dhaafay
Cali Aadankii gubaba furay iyo
gabaygii dheeraaday
Gadaashiina waa tuu isagu soo
gunaanadaye
Ee yidhi gambo cad baan xidhnahay
iyo gar naagoodee***
Gashaantida sideedaan guur u
sugayaaye
Aniga iyo hablaha loo galmoon waa
gudboonahaye
Gadii uu tilmaamay buu tolkii
galabta joogaayee****
Guryaha dumay gabdhaha ooyay iyo
dumarkan geesaasin
Gabadanada maatida la wadhay gaydhka
dhaxamaysan
Gaba gabada Sool taal hadii aan
garasho qiimaynay
Waxa galinkan muuqdaaye waa
gabayadii Dhuuxe
Gashaantida sideedii waxay guur u
sugayeenba
Maantay arooskii galeen loo gurbaan
tumay’ee****
Guurtiba la waydiisan jiray gabadh
la doonaye
Gabaatigii Cabdaa loo qadimay iyo
gunayntiiye
Gogashii Islaan Maxamed iyo geedkii
ree boqorka
Inuu yaradka geeyuu Isaaq geediga u
rarayee
Gayigaba raggiisiii haduu goradda
laad laadshay
Gulufkoodu Laas Caanood wuu sii
gudbinayaaye
Gal nugaal waxaa laga maqlaa hoonka
gaadhigaaye
Garoowe iyo Puntland bay rabaan in
ay ku guuraanee***
Galool adag intii loola tago gudomo
soofaysan
Gunta wayn hadii laga jaro iyo
xidiidkii gaaraba
Geesbuu u aguugaa intuu
go’dhamaantiye
Gadaal looma soo baxo markale geed
la dumiyaaye
Mar hadii ay ku gaardiday SNM Gudaha
Laas-Caano
War Iidoor waxay goobayeen gaadho oo
helaayee*****
Dhulbahana waa uu gabawarmoo waa uu
gabilayne
Garaado iyo Ugaasyo anoon gaar u
kala qaadin
Gabalbaa shirshoore u dhacay gaankii
Habar-waaye
Gablan kama duwana reer siciid gabi
ahaantoodee(siciid harti )
Geeshkii daraawiishta ee goolka wayn
dhaliyay
Gaasaskii Ismaaciil Miree gaalo wada
laayay
Gadaashoodba ooma uusan kicin geesi
daafacaayee*****
Gardaraba Majeerteenka waaw u garab
istaagaane
Ayagoo guracan bay xumaan ugu gar
gaaraane
Ooy ula galayaan dagaal goof dad
leeyahaye
Guryahay lahaayeen kuwii galiyay
duulaanka
Kabay tabari gaysaba iyagoon geedan
ka horgaynin
Inay gacmaha hoos dhigtaan maa gar
lagu siin’ee*****
Giiryaalanimadani ma aha waxay gad u
lahaayeene (giryaale waa fulay meeshusan dhafin )
Ab kama aysan soo gaadhinoo geesiyaa
dhalaye
Waa cudur gadaal kaga dhacoo goor
danbuu yimide
Haduunbuu gar dheer iyo hogaan
galiyay iidooreee****
Ragse cadkooda goosani karoo gob u
dagaalaya
Garbaha looma saaren marnaba ceebtan
gaanka ahee
Gol jileecnimaa laga fahmay iyo geed
nugayl nimoo’ee***
Raggse haday godob dhaxtaal iyo
colaad guun ah
Judhi galin ah guluf xoogle iyo
gaadmo iyo weerar
Waligoodba way is galin jireen gaado
dirireede
Gumacyada markay is dhaafsadaan
geedmo is jiidhay
Ha la is galee aakhir way kala gol
roonaane
Goobtana midkoodbaa u hadha gaada
libintiiye
Goblan iyo halaag iyo waxaa guul
daro aduun ah
Gogashaad lahayd iyo ninkii gurigii
kaasaaray
Inta uu Gadaal kaa maroo gumacyo kuu
dhiibo
Ku gumaad hadii uu ku dhaho
gabanadaadiyee***
Waxaase gudoon keedii ahoon kugu
garwaaqsiini
Oo aad ku garan sheeko waa la isu
geeyaaye
God magaalo geedlay miyi ah gol iyo
meel duur ah
Ilaa gobalka Sool oo dhan iyo gudaha
Laas Caano
Goobtii dagaal yari kadhacay ee la
isku soo gaadhay
Waxa geeriyoon waa iyagii labada
geesoodee(dhulbahante)***
Galka Qarandi gaaxdii Camuud gebi
ahaan Doollo
Gogashaa u taal reerahaad oogu
gabaydeene
Geelii Ogadeen Mataanbuu gala
baxayaye(waa jawab iyo dhaadasho gabaygii xali dhuux ee aha doqon kii ogadeen
ahaa doola laga qaadye.
Idinkaa dhulkiiniii gatoo goosin
dhaafsadaye
Garab adhi dal lagu iibsadaan la
arag goortan ka horow’ee****
Afartaa gadii aan la rabay ma ugu
geeraaray
Gadmasho iyo deel qaaf anoon galinin
suugaanta
Guntimaha intii aan u furay gulucna
ma udiiday
Ma goleeyay gowr gowrku waa kaa
dilaa gabaye
Afar kale ma gooynine hadaan soo
gudbinayaaye
Go’u dhigo waxaan kuu gur gurin
godalkii laabnaayee***
Gu’dhawayd gumaadkii ka dhacay
gagida Buur Caano
Higladii gunteedii iyo ragii geedkii
lagu laayay
Gaadmada ragii lagu jaree gudurka
loo loogay
Ayagoo hubkii laga guroo gacanta
laad laadin
Shilke gaaxsaanaa iyo baroon suugna
garab yaalo
Geesaha intii lagala maray laguna
soo goobtay
Kuwii lagu garaacee rasaas gowda
laga saaray*****
Midkii yara gucleeyee inuu goosan
karo mooday
Goofanaha iyo ragay marinayeen
gaadhiyadu shaaga
Garnaylbaa u dhaamay iyo in ay gumac
ku toogtaane
Gabanada intii loogu xidhay geed
adayg badan leh
Gowraca ragii lagu dhuftee waranku
goo gooyay
Guska taag raqday ula baxdeen
nimankii guulaystay
Garaadadii banaankii la wadhay geeri
fool xumaa leeh (xasuuqii Buur cano 1991)
Goortaan xasuustaba niyadu way I
gubataaye
Dadkii aan is garab jiifnay oo
gama’san oo khuurin
Gogasha iyo sariirta intaan gaydh la
qaban waayo
Galin dhexe intaan tooso oon go’a ku
doonyaysto
Geesaha intaan fiiriyaan gocosho
reemaaye
Galiilyada iyo ciilbuu qalbigu ila
gariiraye
Anuunbaa u gagabayee tolkood uma
guhadoon’e*****
Garaadadda raqdii lagu qashay iyo
gobo’dii naaleeye
Halkii lagu ganbiyay ree Jibriil
laguna goo’gooyay
Gawaantii la wadhay bay Fu’aad gogol
u talaaye
Guryahuu u xaadhaa kuwii gaystay
nabar kaasee***
Asaga oo raggiisii go’ay buu
garabsan Iidoore
Asaga iyo guurbkuu watee go’a la
meeraysan
Ayaga iyo gabadhaha heeranka ah gad
isma dhamaane
Sidii dumar gayaan seegay oo gabay
asaagoodii
Gufayska ha u fadhiisteen Isaaq oo
ha guursadaan’ee**
Dakanada shinkeedii gashee
goosashada dooni
Kol hadii uu raggeedii gabaday oo
gudan aqoon wayay
Ma xilaha garoobobaybaa godobta
raacdaysan*******
Afartaa gadii aan larabay ma oogu
geeraaray
Gadmasho iyo deel qaaf anoon galinin
suugaanta
Guntimaha intii aan u furay gulucna
ma u diiday
Ma goleeyay gowr gowrku wuu kaa
dilaa gaybaye
Afar kale ma gooynin hadaan soo
gudbinayaaye
Go’u xidho waxaan kuu gur gurin
godalkii laabnaayee***
Gob’o kalana ina Xaabsadahan laba
go’laynaaya
Sidii gorayo cowl laga dhax degay
geed dhashu u tiilay
Hadba dhan u guclaynee inuu geesna
jiro diiday
Gabal daye sidiisii ninkaa goorba
dhan u jeeda
Garawe iyo hargaysaba si uu ooga
gafuur qoysto
Midba galab guul hoose bixinee ee uu
u kala gooshi
U gor gorin si uu isaga gado labada
gooboodba
U goob xaadhan kaligii waxuu mariyo
gowskiisaa****
Gankii ninman ah oo ay siman yihiin
gaadana dhaamin
Kaligii intuu galow dhahoo guuro
oogu dhuunto
Hadba mid u gur guuranaye gali
xafiiskiisa
Gadisleey sideedii ruux tolkii oogu
garwaan leeyay
Guno uu qaatay hadii ay guud
kabixinayso
Asagaba guf waa loogu riday jeebka
laba gooree***
Gudigii SNM ay Dhistay iyo guurtida
isaaqu
Gudoonshaad u tahaybaa lagu yidhi
gole ku sheegiiye
Garooweuu waziirnimo ka helay
gaadhay daakhiliye
Labaduba kasoo gudhe hada oo ku
gowracane
Isagaa is gulaalay wakaa goobxun
yuurura’ee***
Boggaaga oo qalalan baahidoo gubani
beerkaagu
Afkood galiso mooyeen waxaan kubada
gaadhaynin
Oo kaa gaboodayn maryaha gaajana aan
kaareebin
Aad goomaanaatide inaad gara martaa
roonee*****
Gisti madhan hayeeshee inana goror
ka baadh baadho
Ood u gabalaxsataa waa gad nacaseede
Ahmed abid midasa muusan garn kana
gayoon waaye
Gunta bari hilaac galac kayidhi oo
gud gude roob ah
Iyo karan gufaacda iyo karan gu’ga
ka soo hoora
Goosintay baxshaan labada rays
goonbir iyo maanyo
Geeluba hortii waa inuu mar isla
goostaaye*****
Asaguna gadii weeyoo wuu is
galafaniye
Gabiley Hargaysa iyo Barbara oon
burco u gaynay
Waa isla labo gobaltoore wuxuba
geedo qoys dagaane
Iyaguba gobale way leeyihiin taa aka
guda wayne
Inuu gaar u maamulo haduu garan
aqoon waayay*****
Absamahaba gayigooda waa lagu
gumaystaaye
Ethiopia se waa guun dowladooy gaalo
caawiniye
Garadarana ku taagerayaan reer
Galbeedkuye
Halawada garaace iyaga muu garabka u
saaro
Carba bal iidoor waxay ugu galeen
yaa na garan siiya?
Tuesday, July 1, 2014
Subscribe to:
Posts (Atom)