Professorkii & maradii bakhaanka lahayd maxaa kala haysta!
Professor Axmed Ismaaciil oo booqasho ku jooga magaaladdii uu ku dhashay ayaa waxaa korka laga saaray maraddii bakhaanka lahayd ee qolyaha jibaysani samaysteen. Hase yeeshee Prof. oo ilaa imika aan la garanayn waxa uu ka duday & waxa uu u dudday midna ayaa iska celiyay in maradii korkiisa ka muuqato. Taas macnaheedu maaha professorka dudmadii uu Muqdisho ka soo duday inuu ka soo laabtay. Malaha xaqiiqdii baa u muuqatay oo wuxuu arkaa in qabyaaladda uu Hargeisa ku arkay inay Muqdisho ka dhigayso i qarso! Loo joogee wuxuu ka yiraahdo safarkiisan.
No comments:
Post a Comment