Sawirkan maxaa idiinka kordhay? Madaxweynaha Soomaaliya oo hoos fadhiya kan Keenya? Haddii taasi idiin muuqan labada Calan baa tusaale u ah. Dabcan madaxweynaha qalad kuma leh tan ee ninka reerka Keenya u fadhiya ayaa sameeyay qalad intaa le'eg. It's time this man to go. He has been there for ages. How come there is no new ambassador?
No comments:
Post a Comment