Sunday, July 1, 2012

Kowda Luuliyo!


Waa maalintii Soomaaliya ay xorowday ee ay midowday. 20 sanno oo curyaamin iyo kala googayn lagu hayay ayaa rajo xumo muujisay laakiin rajo beel weli may noqon. Soomaali ha u diyaar gorowdo siday u soo celin lahayd wanaageedii iyo qaranimadeedii ducadana ha la badiyo.

No comments:

Post a Comment