Thursday, December 19, 2013

La mood noqonse wayday!


The Defection of the Ousted leader of Awdalstate will have no Impact on Awdalities’ resolve to rid themselves of Secessionists’ Stranglehold

By Mohamed F Yabarag
Awdalstate was formed a few years back by the Diaspora community and has a large following in the Awdal region of Somalia, particularly among the youth. A little-known outsider by the name Rashid Nur was tasked to lead the struggle against Hargiesa’s stranglehold on the region with massive and unwavering support of the Awdal Diaspora, particularly women who emptied their coffers to give much-needed financial support to what they considered as a noble cause. Having dismally failed to make any meaningful progress towards achieving the stated mission of Awdalstate during his short stint, Rashid Nur was in for a humiliating chop and the election of another leader was beckoning, scheduled to take place in October 2013, before he jumped the ship in treacherous fashion. To preempt such a humiliating dismissal, he started the negotiation of his unconditional surrender to the secessionists with his fellow relatives in “Somaliland”.
Rashid_NurIn a land where people of integrity and trustworthiness are far and few between, the idea of making a quick financial or political gain in the shape and manner of Sulaiman Xaglatoosiye immediately appealed to Rashid’s deluded little mind without giving the slightest thoughts of the consequences his imbecile actions may cause. Two employees representing Amoud Foundation, the well-respected charity group that built Al Hayat Hospital in Borama, who are also close relatives of the ousted leader, are believed to be the kingmakers behind Rashid’s treacherous defection. The short statement by Amoud Foundation that their organization has nothing to do with the facilitation by their employees of the defection of traitor Rashid may not be good enough to restore their well-earned reputation as an independent and charitable organization. They need to come clean on the issue by carefully considering the positions of the aforementioned employees who may have compromised the organization’s squeaky clean image.
While the secessionists in Hargeisa have paid heavy price to capture Xaglatoosiye – allegedly over hundred thousand dollars and the release of hundreds of prisoners wrongfully jailed in Mandheera prison – the ousted leader of Awdalstate and his collaborators, which numbered no more than three close relatives, have pathetically come so cheap. The fact that he was received at the airport by his immediate relatives and a few Awdal politicians in “Somaliland” administration, and none from Ahmed Silanyo’s so-called political heavyweights, indicates the insignificance and pettiness of the former leader of Awdalstate. The news of his disgraceful dismissal preceded him, making his defection completely and utterly meaningless. Having failed to garner any meaningful support from his fellow Awdalities, the deposed leader of Awdalstate was on his toes and only needed the nod of the Governor of Awdal in Dubai, Ahmed Silaanyo’s immediate cousin, to abandon his long-held views on “Somaliland’s” secessionist agenda.
Now that he has fallen into the hands of the secessionists with no support from his fellow Awdalities, Rashid Nur is destined to be a forlorn figure among the secessionists in Hargeisa. As for the thousands upon thousands of Awdal supporters, his treacherous defection has simply strengthened their resolve and gives them the chance to pursue their struggle more robustly than ever before. Awdalstate will continue to be a force to reckon with, and their gallant struggle to achieve their stated objectives i.e. to be an integral part of an all-inclusive Somali state will remain undiminished. In the meantime, the secessionists’ futile endeavor to bribe their way towards statehood and international recognition will, as always, end up with utter and complete failure as has been the case for the past two barren decades. After all, the international community is not prepared, or daft enough to endorse the dismemberment of Somalia, particularly as the country is pulling its acts together despite some obvious shortcomings. Moreover, bringing on board a few political drop-outs, greedy scavengers and callous misfits from the unionist communities will bring no political gain for the secessionists in Hargeisa; they will continue to remain unrecognized and in political limbo as the world community will not buy their fallacies. And lastly, opportunists and traitors like Rashid Nur will end up on the wrong side of history and rue the day they signed a pact with the devilish secessionists when the dust finally settles down.
Mohamed F Yabarag
Wardheernews Contributor
Email:Myabarag@gmail.com

Reer Khaatumo vs. Reer Puntland.


Xaglatoosiyihii reer Boorama maxaa qabsaday? Awdal state ha noolaato, Dowlad Isaaq dooni mayno!


Monday, December 9, 2013

Xasharo waa kuma?



Axmed Cabdi Xaashi (Xasharo) oo Muqdisho ku go'doon ahaa 25 sanno ee Hawiye Soomaali dhulka jiidayay ayaa laga yaabaa inay maanta u magacowdaan Prime Minister. Xasharo oo la dhashay halyeye Moxamed Cabdi Xaashi aadse uga karti yar ugana faham siyaasadeed liita ayaa wuxuu qolyaha Xamar u noqonayaa nin ay si fiican isu fahmaan. Anigga oo fikir badan ka haysta Xasharo ayaa waxaan hadda laga bilaabo u taaganahay inaanan waxba ka sheegin una aamuso. Taas waxaa na baray qolyaha SSDF oo doqonkoodana diric noogu sheego Diraca Daarood ee kalana doqon noogu sheega. Hadaad dib u fiirisid inta Raysal wasaare & madaxweyne soo maray illaa qaran jabkii waad qiyaasi kartaa xeeladda ay ciyaareen reer SSDF. Marxuum C/laahi Alle ha ka raali noqdee qaladkasta ha lahaado laakiin wuxuu ahaa nin karmeed. Qolyihii ka dambeeyay ee HAG u shaqeeyay labo SSDF & laba Mareexaan waxay ahaayeen rag raganimo liita.

Laakiin reer SSDF koodana waa daboolaan ragga kalana waa ku oriyaan. Hadda xaalkaygu waa laga barayba laga badi. Anigoo hoosta ka tasbiixsanaya inaan Xasharo na matalin hadana haddi HAG wax moodaan inta ugu yar ee aan samayn karaa waa inaan ka aamuso. Iyagaa na baray. Aaamusnaanta ayaan ugu dadaalaynaa!

Abwaan Idaajaa. Alle ha xafido'e.



Friday, November 29, 2013

Maalintay qadhaadhaato baa la kala miirmaa!


Waxaa meesha iiga muuqdo caqli wiqiyad aad u tiro badan. Qolyo badan oo Khaatumo u bashbash lahaa markii adeerkood hor boodayay ayaa maanta u muuqda inay ka soo hor jeedaan. Taasi waxay kuu cadaynaysaa hadafkoodu maahayn kan guud ee Khaatumo ee wuxuu ahaa mid hoose oo qoys ku salaysan. Taas caqli xumadda iyo dadka u saaxiibka ah ha loo daayo.
Intiina kale, qaar badan waxaa laga yaabaa inay iskaga kii qaldanayeen labad maamul ee hareeraha idinka xiga. Hadaad is leedihiin mid baa kan kale ka dhow riyo qabyaaladaysan baa idin haysay. Labada maamul waxaa caado u ah in nin liidka iyo geel-kiiska reerka ay urursadaan kuna karbaashaan dadka muxsinka ah ee qadiyadda leh. Labada midna guulaysan maayo. Ogaada haddii tuulo ka soo harto degaanka Khaatumo aakhirka fikirka Khaatumo, Soomaalinimo ayay ku dambaynaysaa.
Hadaba reer Khaatumo qabyaaladda inta iska daaysaan PL & SNM land isku si ha u arkeen. PL jiritaankaaga ma ogola. Waxay ka door bidi lahaayeen in maanta SNM Taleex qabsato oo inta SNM ka carartay ay iyaga magan u noqdaan oo Hawiye iyo Soomaalina ay kula gor gortamaan inay inaga ina matalaan.
Riyadan casarka joogta inta iska daysaan SNM, PL (Majeerteeniya ugu yeeri maayo oo Faysal Cali Dhurwaa ku dayan maayo) iyo Awr kiraale kasta oo la socda Ina Cali SHire hurdaaye iyo Hebelkaa karaash inta hadal hayntooda daysaan is waydiiya waxaad rabtaan.
Labo idinkaa u door leh. In reer Khaatumo mid noqdo iyo in nin waliba wixii la gudboon uu yeelo.
Hadaad isku raacdaan inaad mid noqotaan, saddex inaad kala doorataan weeye.
1) Inaad Dhaqan raacdaan oo SNM wax la qaybsataan. SNM ayaad dhaqan wadaagtaan ee Dhabayaco dhaqan idinkama dhexeeyo. SNM wax la qaybsigay rabaanna waa inay Soomaali idinka kaxeeyaan. Markaa waxaad ka yeeli lahaydeen waa talo idiin taala!
2) Inaad Dhiig raacdaan oo aad PL marti ka noqotaan. Waxay idiin gartaana aad qaadataan. Sharcigii Oromo sheegay ee ah in PL tahay naag Dumaal ah oo Moxamuud Saleebaan keliya geyo aad adeecdaan (Tusaale waxaa idiinku filan 20ka musharax imisa ayaa Moxamuud Saleebaan ah?.)
3) Iyo inaad Khaatumo u dhimataan. Sadexdaas ayay idiin joogtaa hadaad meel isku raacdaan.
Hadaad meel isu raaci waydaan oo nin waliba meeshii la gudboon yeelo.
1) Jaamac Siyaad tashay oo SNM buu door biday.
2) Ugaadhyahan tashay oo meeshii wax yaalaanba lug inay ku darsadaan bay u bateen. PL iyagaa matala SL markii looga hore marayna waa ka daba galeen.
3) Bahararsame tashay oo SNM in la hoos joogo bay dhegta isugu sheegeen.
4) Barkad SNM buu u batay. Rag badan oo Khaatumo gowska ku dheganina waa jiraan.
5) Xassan Ugaas tashay oo PL (Dhalasho dhaqan u asal yahay) bay doorbideen. Dhalasho mooyee Dhaqanna waa la wadaagaan reer PL.
5) Reer Buuhoodle ayaa weli kala miirmin. Waxaa la kala ogaan doonaa beri dhow inay sida qolyaha kale lababa meel aado. Inay SNM xarigga ku xirtaan. Inay PL magan u noqdaan. Armayba Kililka ku biiraan?
Taasay maanta idiin joogtaaye kala doorta. Caadifadda qabyaaladaysan iyo cayda aad meeshan la joogtaana iska daaya. Indhosheel ninkii maanta maaga ama caaya waa doqon duli huwan. Waa ninka kaliya ee saddexdii nin ee la sharfay u taagan in Khaatumo meel istaagto. Ama dhaqan ha xeerinayo ama garasho uu dheer yahay asal ha u ahaato maanta saddexdii nin isagaa ka joogga.

Bahasha qabyaaladda la yiraahdo waa sidii loo sheegay oo ma joogsato. Waa sidii basal. Shaqsina lama taageero ee hadaf baa la taageeraa. Hadaad Indhosheel, Hebelkaa Karaash, Biindhe iyo kuwa adeegayaasha ah aad raas ku taageerayso, dee beriba way tegayaane ma meeshay aadaan baad la aadi? Haddii Xaabsay shalay ahaa "your hero" markuu PL joogay maantana ma "Hero" ayuu kuu yahay? Kala barta bahash siyaasadda la yiraahdo.

Kan maanta ku xasuuqay dadka ehelka ah Taleex, Faroole beri ayuu tufi doonaa sida Xanjo macaanka laga dhamaystay. Xaguu geli? Ma Faroole Futadiisa ayaa fadhiisin u noqon doonta? Raggan uu xasuuqay ee raaska u laayay isagaoo Majeerteen u adeegaya adeegsanayana sow kuwa Xudun jooga maaha iyagoo SNM la socoto? Haday maanta soo dhaqaaqaan oo Taleex soo aadaan isaga iyo 40 gaadhi ee Majeerteenku u soo dhiibeen Garoowe xagga kale ayay ka marayaan. Yaqaan dhibe u xiniinyo wayn weeye ragga xabadda uga turaya. Bal meesha uu his miserable life ku dhamaysto ayaan arki doonaa.

Aaad baan uga tacsiyadaynayaa reerkaa Taleex lagu xasuuqay. Sababta kaliya ee lagu laayayna ay tahay NO to Majeerteen NO to SNM yes to Khaatumo! We shall never forget!!

Barasho wanaagsan……

Abwaan Faroole iyo kuwa u faruur xidhani ku gowraceen Taleex.


Halkan ka daawo