Friday, November 29, 2013

Xasuuqa Taleex waa Xasuuq reer Khaatumo meel kasta oo ay joogaan.





Dubai,(lasanod Online)- Jaaliyaada khaatumo ee wadanka imaaraadka oo ka tiiraanyeysan xasuuqii Cabdisamed iyo Faroole ay u geysteen shacabka reer Taleex..
dhacdadii lama ilaawaanka aheyd ee ay ka geysteen Magaalo madaxda khaatumo ee taleex taariikhda 27/28/ 11/201. tasoo ay ku naf waayeen qaarna ay ku dhaawacmeen hanti badana ku bur burtey.
Waxaanu cadeyneynaa hadaanu nahey jaaliyadda khaatumo in aanu la qeybsandoono dhibka isugu jira
xasuuqa iyo bara kicinta umad aan waxba galabsan uu guryahoodii lagu xasuuqey, waxaana naga go'an jaaliyada ahaan .

1) In aanu umadda khaatumo dal iyo dibadba loo diyaar garoobo
    sidii shacbiga khaatumo ee reer taleex ee xasuuqa xun loo geystey
    aynna geystee CABDISAMAD, FAROOLE iyo canaasiirtiisu si deg deg ah jawaab looga
    bixiyo .
2) Jaaliyaada imaaraadku waxa ay ka codsaneysaa in jaaliyadda khaatumo
    ee ku kala nool qaaradha aduunka sidii gurmad dhanac kasta ahba
    loo gaadhsiin lahaa xasuuqaas ka dhacey magaalada taleex.
3) Jaaliyadu waxa ay ka cosaneysaa in shacabweynaha ku dhaqan
    goboladda SSC guud ahaan fadhiga ka kacaan sidii loo la isu garab
    taagi lahaa walaaladeen reer taleex.
4) Jaaliyadda imaaraadka waxa ay ka xuntahey iyada oo mudo hada laga
    joogo 15 cisho waa markii duufaantu ku dhufatey gobolka uu ka soo
   jeedo dagaal ooge Faroole ay si wada jir ah ugu gurmadeen shacbka



REER TALLEEX  iyo reer khaatumo dal iyo dibadba in dhaqaalihii ay
   iska soo ururiyeen loogu abaal gudo in lagu soo iibsado rasaas lagu
   xasuuqo shacbiga reer taleex iyo guud ahaan reer khaatumo.
 5) Jaaliyaadu waxa ay beri oo ku beegan 30/11/2013 isugu imaaneysaa
    shir deg deg ah oo ay kaga tashanayaan xasuuqaas Faroole iyo kooxdiisa. u geysteen shacabka xalaasha ah ee reer Taleex .
SHACABKA REER TALEEX WAXAANU LEENAHEY INAA LI LAAHI
WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN MANA ILAAWIDOONO DHACDADAAS


RASHIID DIIRIYE FAARAX
AF HAYEENKA KHAATUMO
EE WADANKA IMAARAADKA

Ag-Fadhi kii Ina Cali Shire lagu sheegi jiray oo runta loo sheegay!



Taleh massacre by Puntland militia!

dagaal2
At least 12 people have been reported dead in Taleh City today’s as Puntland Security Forces went into a firing spree in and around the areas of Khatumo administration’s landmarks such as the Sayid Mohamed A. Hassan Airport, the famous Fig-Tree (Berdaha Khatumo) garden, and the office of President Mohamed J. Indho-sheel
The fighting started around 2:00 pm Taleh time when the Khatumo civil society was planning to hold a peaceful conference to solidify their Khatumo administration established in the same City a year ago. Khatumo State of Somalia is a separate administration formed in last year’s Grand Khatumo 2 Congress of the Sool, Sanaag, Cayn people in the city of Taleh. All 13 Traditional Graads and more than 65 Caqils along with 6000 civil society participants have unanimously declared their formal separation from Puntland and Somaliland.
These clashes come amid recent visits to Puntland region by the head of UNSOM Nicholas Kay who did not acknowledge Khatumo Traditional elders’ message not to participate in Puntland’s upcoming elections_leaving their 17 Puntland MP seats up for grabs. According to a recent communique by the head of Puntland Safeguarding Council (Golaha Badbaadinta Puntland), Mohamed Elmi Abdille_they have, on numerous occasions, told the visiting European delegations including the Italian Ambassador that the people of SSC have formed their own Khatumo administration. However, UNSOM officials were willfully blind to this reality in the region specially Nicholas Kay who seemed to have given the current Puntland administration the clearance to re-gain those 17 seats” said Mohamed Elmi. “It is a matter of political survival for President Farole and his VP Abdisamed to keep those favourable 17 seats filled by hand picked illegal representatives from SSC region, hence the destruction of Khatumo 3 conference by any means necessary” concluded Mr. Abdulle.
TiknikoMadaxtooyoPL1
Puntland Security Forces that Attacked Khatumo’s Taleh city
Meanwhile, earlier around 8:00 a.m, Upon the news that Puntland forces equipped with more than 45 (Technic o ) heavy tanks and machinery were coming to attack the people of Taleh, President of Khatumo Administration has left the city in order to avoid any clashes. However, Puntland Security Forces went into a rampage, killing civilians who were mostly youth and elders suspected of participating in the on-going Khatumo 3 conference. It is not clear how many were injured or other damages caused by the heavy artillery used by Puntland forces.
“Khatumo administration condemns these barbaric atrocities and It is unfortunate that Puntland has begun a new war in the region” stated Mukhtar Habashi, Khatumo administraton’s chief of staff. “Khatumo People are committed to exercise their inalienable right to freedom of assembly and we will defend our people and our land” continued Mukhtar.
If the above allegations by Puntland Safeguarding Council are proven, then it will be the first time that a United Nations body assigned to keep the peace in Somalia’s fragile provinces has actually helped to start a new war in Northeastern Somalia. To this end, Khatumo Administration intends to seek international legal advice on the Tragedy in Taleh; bringing to justice ALL those who were involved in committing these heinous crimes against Humanity.
A. Hindi