Saturday, June 20, 2020


Daauud oo cabiray fikirka dad badan oo Waqooyiga Soomaaliya jooga.



Sunday, August 14, 2016

"Godka Lagu Cadaabyoow muxuu go'uhu been sheegay" Ina Abdille Hassan

Ninkan qoraxdda casarka joogta wax loogu dhiibay waxaas oo dhib ah wuxuu u maray siduu 6 bilood sandareero u qaadan lahaa. Bal dhegaysta beenta uu sheegayo markuu leeyahay wax doon ma ahi. Daqiiqadda 4aad.

Saturday, May 30, 2015

Tuesday, February 10, 2015

SNM oo ku bilawday weerar shacabka Jamhuuriyadda Awdal State.


Ciidamadda Jabhadda SNM ayaa weerartay shacabka Jamhuuriyadda Awdal State. Ciidamdda SNM ayaa weer ku qaaday shacabka nabadda jecel ee magaalada Quljeed Halkan ka akhri